Kumanaan ka tirsan ciidanka Ilaalada Qaranka Maraykanka oo la geeyey Washington (Sawirro)

Ciidanka Ilaalada Qaranka Mareykanka oo tiradooda lagu qiyaasay 10 kun askari ayaa  ku qulqulaya Washington, DC si ay gacan uga geystaan ​​sugidda ammaanka ka hor munaasabadda caleema-saarka Madaxweynaha la doortay Joe Biden oo la qaban doono 20-ka bishan Janaayo. Go’aanka uu qaatay Xoghayaha Ciidamada Mareykanka Ryan McCarthy ayaa ku soo aadaya iyadoo FBI-da ay ka … Continue reading Kumanaan ka tirsan ciidanka Ilaalada Qaranka Maraykanka oo la geeyey Washington (Sawirro)